PUNTLAND COMMUNITY ORGANISATION
Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis!
Article

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis!

Ogeeysiis! Isu Keenida Qoysaska Soomaalida   Dhammaan dadweynaha soomaaliyeed ee deggan magaaladda Gothenburg iyo nawaaxigeeda waxa la ogeysiinayaa in uu …Read the Rest

Magaalada Gothenburg Oo Looga Baroordiiqay Ardaydii Lagu Qarxiyay Magaalada Muqdisho.
Article

Magaalada Gothenburg Oo Looga Baroordiiqay Ardaydii Lagu Qarxiyay Magaalada Muqdisho.

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaasna loogu baroordiiqayay qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu laayay …Read the Rest

Ogeysiis Muhiim ah! Kulan ka dhici doona Kortedala forum looguna baroordiiqayo ardaydii lagu laayay Muqdisho
Article

Ogeysiis Muhiim ah! Kulan ka dhici doona Kortedala forum looguna baroordiiqayo ardaydii lagu laayay Muqdisho

Dhammaan dadweynaha soo Soomaaliyeed ee deggan magaaladda Gothenburg iyo nawaaxigeeda waxaan idinku wargelineynaa in aad ka soo qaybgashaan kulan loogu …Read the Rest

Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska PL oo lagu soo dhoweeyay baarlaanka Sweden
Article

Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska PL oo lagu soo dhoweeyay baarlaanka Sweden

Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska ayaa la kulmay xubnaha ka tirsan guddiga xiriirka caalamiga ee barlamaanka Iswidhan xilli ay booqasho …Read the Rest

Munaasabaddii 1da Luulyo
Gallery

Munaasabaddii 1da Luulyo

  Xaflad siheer sare loo agaasimay dareen wadanimo ka muuqatey ayaa lagu qabtay magaalada Gothenburg , taariikhdu Marka aheyd 2 …Read the Rest

Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska oo booqasho ku tagtay Göteborgsfolkhogskola ee magaalada Gothenburg
Article

Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska oo booqasho ku tagtay Göteborgsfolkhogskola ee magaalada Gothenburg

Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta qoyska Marwo Casha Gelle Diiriye oo booqatey Göteborgsfolkhögskola ee magaalada Göteborg oo ah dugsi caan …Read the Rest

Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska oo la kulantay jaaliyadda Puntland ee magaalada Gothenburg
Article

Wasiirka haweenka iyo horumarinta qoyska oo la kulantay jaaliyadda Puntland ee magaalada Gothenburg

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Puntland ee magaalada Gotheburg oo ka dhacaday Hammarkulle …Read the Rest

Jaaliyadda Puntland Community Organisation oo Casha Sharaf  u Sameeysay Wasiirka Haweenka iyo Horamarinta Qoyska ee PL Caasha Geelle.
Article

Jaaliyadda Puntland Community Organisation oo Casha Sharaf u Sameeysay Wasiirka Haweenka iyo Horamarinta Qoyska ee PL Caasha Geelle.

Marwo Caasha Geelle oo beryahaan booqasho ku joogtay wadanka Sweden si ay uga qayb gasho kulan aqoonisweydaarsi ah oo ka …Read the Rest

Ogaysiis! W. Haweenka & Horumarinta Qoyska ee Puntland oo booqasho ku imaanaysa
Article

Ogaysiis! W. Haweenka & Horumarinta Qoyska ee Puntland oo booqasho ku imaanaysa

Ogeysiis! W. Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Marwo Caasho Geele Diiriye oo ku soo foodleh Magaalada Goteborg ee Iswiidhan. Puntland Community …Read the Rest

Daawo Xafladdii 13 Guurada Asaaskii Puntland (Videos)
Videos

Daawo Xafladdii 13 Guurada Asaaskii Puntland (Videos)

Daawo Xafladdii Munaasabaddii 13-aad Ee Ka soo Wareegta Xiligii Dhidibada Loo Taagay Dawladda Puntland

Page 4 of 5«12345»