PUNTLAND COMMUNITY ORGANISATION
La taliyaha wasaaradda waxbarashada ee dhinaca horumarinta haweenka iyo kulankii jaaliyadda Puntland
Article

La taliyaha wasaaradda waxbarashada ee dhinaca horumarinta haweenka iyo kulankii jaaliyadda Puntland

Sahro Ahmed Koshin oo ah la taliyaha wasaaradda waxbarashada Puntland ee dhinaca horumarinta dumarka ayaa kulan si heer sare loo …Read the Rest

Ogeysiis: La taliyaha wasaarasaradda waxbarashada dhinaca horumarinta dumarka Sahro Axmed Koshin iyo safarkeeda shaqo ee Yurub‏
Article

Ogeysiis: La taliyaha wasaarasaradda waxbarashada dhinaca horumarinta dumarka Sahro Axmed Koshin iyo safarkeeda shaqo ee Yurub‏

  Waxaa sharaf noo ah in aad nagala soo qaybgasho kulan ay marti inoogu tahay lataliyaha waxbarashada ee horumarinta haweenka. …Read the Rest

Gothenburg oo lagu soo bandhigay Buug uu qoray Mudane Cabdullaahi Yusuf Axmed (Sawiro)
Article

Gothenburg oo lagu soo bandhigay Buug uu qoray Mudane Cabdullaahi Yusuf Axmed (Sawiro)

Daahfurkii buugga Halgan iyo Hagardaamo ee uu qoray Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf Axmad oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Gothenburg! Magaalada …Read the Rest

Daah-furka Buugga Halgan iyo Hagardaamo ee Taariikh Nololeedkii Cabdullahi Yusuf Ahmed
Article

Daah-furka Buugga Halgan iyo Hagardaamo ee Taariikh Nololeedkii Cabdullahi Yusuf Ahmed

Goobta: Gamlestans medborgarhus, Brahegatan 11 Maalinta: Jimcaha ah, bishuna tahay 16 December 2011 Saacaddu marka ay tahay 16.00-21.00   Gårdstenskolan, …Read the Rest

Tacsi: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raaji Cuun!
Article

Tacsi: Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raaji Cuun!

Jaaliyada Puntland Community organisation oo ku hadlaysa afka dhamaan dadka reer Puntland ee degen magaalada Gothenburg iyo nawaaaxigeeda  ayaa tacsi tiiraanyo …Read the Rest

Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland oo Kulamo la yeeshay Masuuliyiin iyo Hay’adaha deeqda bixiya ee Sweden
Article

Wasiirka Caafimaadka Dawlada Puntland oo Kulamo la yeeshay Masuuliyiin iyo Hay’adaha deeqda bixiya ee Sweden

Wasiirka Caafimaadka ee Dawlada Puntland, Dr. Cali Cabdullahi Warsame oo kulamo kula qaatay magaalada Stockholm ee dalka Sweden  Hayada Mucaawinada  bixiya ee …Read the Rest

Kulankii wasiirka caafimaadka Puntland iyo madaxa hayada gargaarka iyo qalabeeynta cusbitaalada Afrika
Article

Kulankii wasiirka caafimaadka Puntland iyo madaxa hayada gargaarka iyo qalabeeynta cusbitaalada Afrika

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Puntland Dr Ali Abdullahi Warsame oo ay wehliyaan xubno jaaliyadda Puntland community organisation ee magaalada Gothenburg  ayaa …Read the Rest

Wasiirka Cafimaadka Puntland oo Booqday Gothenburg (Sawiro)
Article

Wasiirka Cafimaadka Puntland oo Booqday Gothenburg (Sawiro)

Wasiirka caafimaadka Puntland Mudane Dr Cali Cabdullahi Warsame oo booqasho ku  yimid magaalada Gothenburg ee dalka Sweden ayay jaaliyada Puntland …Read the Rest

Ogeysiis: Wasiirka Caafimaadka PL Oo Jimcaha La Kulmi Doona Jaaliyadda Reer Puntland Ee Gothenburg.
Article

Ogeysiis: Wasiirka Caafimaadka PL Oo Jimcaha La Kulmi Doona Jaaliyadda Reer Puntland Ee Gothenburg.

Puntland Community Organisation Waxay ugu bishaaraynaysaa bulshada reer Puntland ee Goteborg in ay magaalada ku martiqaaday Wasiirka Caafimaadka Puntland DR. …Read the Rest

Kulan ballaaran oo ku saabsan Isku keenida qoysaska soomaaliyeed ee kala maqan oo ka dhacay Gothenburg
Article

Kulan ballaaran oo ku saabsan Isku keenida qoysaska soomaaliyeed ee kala maqan oo ka dhacay Gothenburg

  MARIA FERM oo ah xildhibaan ka tirsan barlamaanka, isla markaana ah afhayeenka arimaha qaxootiga ee xisbiga deegaanka ayaa kulan …Read the Rest

Page 3 of 5«12345»