PUNTLAND COMMUNITY ORGANISATION

Monthly Archives: August 2014

Article

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayey sannadguuraddii 16 aad ee dawlad goboleedka Puntland ee lagu qabtay magaalada Gothenburg,Sweden

Magaalada Gothenburg ee sweden waxa lagu qabtay xaflad lagu soo dhoweeynayey sannadguuraddii 16 aad ee dhismihii dawlad goboleedka Puntland. Xafladaa waxa ka soo qaybgalay dadweyne aad u faro badan oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee bulshada oo muujiyey qiiro wadaninimo. Feysal Ahmed oo ka tirsan xubnaha jaaliyadda ayaa ka …Read the Rest