PUNTLAND COMMUNITY ORGANISATION

Monthly Archives: January 2014

Article

Xaflad lagu soo dhoweynayo madaxda cusub ee Puntland laguna sagootinayo madaxdii hore ee Puntland ayaa lagu qabtay magaalada Gothenburg ee Sweden

Xaflad Si heer sare  loo agaasimay oo lagu soo dhoweynayo madaxda cusub ee Puntland uu hormuud ka yahay Prof. Cabdiweli Mohamed Cali Gas laguna sagootinayey Madaxdii hore ee uu ugu horeeyo Dr Cabdirahman Mohamed Mohamud Faroole. Dadweyne aad u tiro  badan oo soomali ah oo ay ka muuqato shucuur wadanimo   …Read the Rest