PUNTLAND COMMUNITY ORGANISATION

waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha ku dhaqan Sweden gaar ahaan Gothenburg iyo agagaarkeeda in la qabandoono xuska asaaskii puntland maalinta jimcaha ah ee bishu tahay 07.09.2012. qabanqaabada waa jaaliyadda reer puntland ee Puntland Community Organisation ee Gothenburg

Comments are closed.