
Goobta: Gamlestans medborgarhus, Brahegatan 11
Maalinta: Jimcaha ah, bishuna tahay 16 December 2011
Saacaddu marka ay tahay 16.00-21.00
Gårdstenskolan, muskotgatan 2a iyo maalinta sabtida ah, bishuna tahay 17 dec.2011
Saacadduna tahay 13.00-20.00
Waxa qabanqaabinayo Jaaliyadda Puntland Community Organisation ee Gothenburg & Scansom Publishers
Ka soo qaybgal wanaagsan!
Hoos Ka daawo Mohamed Sheik Hassan Oo Ka Hadlaya Buugga