PUNTLAND COMMUNITY ORGANISATION

Munaasabaddii 1da Luulyo

1 October 2011

 

Xaflad siheer sare loo agaasimay dareen wadanimo ka muuqatey ayaa lagu qabtay magaalada Gothenburg , taariikhdu Marka aheyd 2 bisha juulay2011′ Iyagoo loo dabaaldegayo sannadguuraddii 51 ee soo wareegtay Mali tik wadani Ada soomaaliyeed. Xafladdaa waxa k

a soo qaybgalay dadweyne aad u faro badan oo tiradoodu kor u dhaafeyso 500 oo qofood.

Xafladda waxa si wadajir ah u qabanqaabiyey ururada soomaaliyeed ee deggan magaaladda Gothenburg oo ay hormuud u aheyd jaaliyadda Puntland community organisation.

Halkaa waxa lagu soo bar dhigay barnaamij isugu jira casharro ka sheegay Ahl halgankii xOriyadda soomaaliyeed, hersi wadani ah, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed iyo sugaan wax ku ool ah.

Xafladda waxay ku dhamaatey jawi herr sare ah oo dadkii ka soo qaybgalay ay raali ka yihiin.

Daawo Sawiro Badan

Comments are closed.